Site icon Daruur درور

15 maalmood ka hor anoo siigo igu dambeysay hadaan siigesto halmar dhib Mey iikeeni kartaa

Su’aasha:

Nio waxaa daraad go’aansaday inaa siigada iska dhaafo lkn saaka siigeyste si lama filaan ah kacsi waali aan dareemay ka dib xubintaydii anoo jiid jiidaayo ayaan sidii ku biyo baxay hadana waanka qowmameeyey inaan sidaas sameeyo arintaas kabashadii xaga siigada maalmahaan aanka nastay ma iga saameyneysaa iiso gudbi wll.

15 maalmood ka hor anoo siigo igu dambeysay hadaan siigesto halmar dhib Mey iikeeni kartaa
15 maalmood ka hor anoo siigo igu dambeysay hadaan siigesto halmar dhib Mey iikeeni kartaa

Jawaabta:

Dhibka nafsiga ay siigadu leedahay kuma xirna inta jeer iyo inta maalin kasoo wareeganayso, waxaa laga yaabaa dhibka caafimaadka inuu ka duwan yahay marka qofka siigada in badan uu  samaynayo, laakin dhiba xagga nafta xishoodka yaxyaxa fikirka cabsida kalsoonida darida dhamaan siigada ayay la socdaan, tusaale ahaan qofka marka uu siigeysto wuxuu dareemayaa saad sheegtay shallayto shallaygaas waa dhib nafsi ah.

Guud ahaan waxaa kuu fiican inaad guursato haddaadan awoodin inaad ka fogaato wixii ku kicinaya, inaad ku mashquusho wixii kaa reebaya siigada, marka waxaa inta badan aad arki doontaa riyo oo booska siigada imaanayso oo biyaha jirkaaga dhibka ku haya ay kaa baxayaan.

Exit mobile version