Site icon Daruur درور

10-ka halis ay seegada ninka u keento

10-ka halis ay seegada ninka u keento

Seegadu (siigada) waa maxay?.

Seegadu waa qofka inuu biyaha gacanta isaga keenaa.

qofka hadduu badsado siigada dhibaatooyinka soo sacda ayay u keenaysaa.

1- indhaha oo daciifa, qofka badsada siigada (seegada) wuxuu ka kala kulmayaa inay indhihiisu daciifaan oo aragga fog ka yaraado.

2- wuxuu noqonayaa xayeesi daran oo laf iyo maqaar ah maxaa yeelay nafaqada ayuu jirka ka saarayaa mar kasta uu biyabbaxaayo.

3- walwal aan dhamaanin wuxuu dareemayaa qofka inuu denbi ku jiro dadka xitaa si fiican uma qaabili karo mar kasta murugo ayaa ku furan.

4- xifidinta iyo waxqabashada ayay yaraysaa qofka siigada badan sida la rabay wax uma xifdin karo.

5- qofka caajis ayaa ku dhaco ma awoodo shaqadiisa inuu fiican u guto jirkiisa wuxuu ka dareemayaa jajab.

6- timaha ayaa qofka ka daata marka uu aad u badsado siigada ileen shahwada ninka waxaa ku badan borotiino u roon quruxda jirka.

7- geedka maqaarkiisa ayaa noqonayaa mid xasaas ah oo aan u adkaysan karin taabashada sidoo kale wuxuu noqonayaa mid bararsan oo wax dhaawacan oo kale .

8- siigada badan waxay dhib u geysataa xididaha xubinta taranka ninka oo dhiigga ka keena wadnaha oo sabab u ah geedka inuu taagmo ama kaco haddii xididahaas dhib soo gaaro geedka ninka si fiican uma istaagi karo.

9- siigada badan qofka waxay ku riddaa cudurka yaxyaxa qofka wuxuu noqonayaa qof naftiisa ku kalsoonayn wuxuu u malaynayaa waxa musqusha uu ku sameeyo inay dadka og yihiin sidaa awgeed yaxyax ayuu dareemayaa.

10- qofka siigada badsada wuxuu ka qaadaa biyabaxa degdega ah taasna waxaa keenaya maqaarka xubinta taranka oo noqda mid aad xasaas u ah uma adkaysan karo taabashada isla markii biyaha way kasoo daadanayaan.

halis ay seegada ninka u keento
halis ay seegada ninka u keento

taasna waxay keenaysaa xaaskiisa inuu qancin waayomustaqbalka maxaayeelay xaaska aad bay u neceb tahay qofka biya dhaqsi uga soo daataan Dumarka inta badan waxay u baahan yihiin qofka biyaha reebi karo 15 daqiiqo in ku dhow laakin raga ay siigadu dishay ma dhaafsiin karaan galmada in ka badan 2 daiiqo taas waxay keenaysaa inay naagta ku qanci wayso dumarka laftooda biyaha soo daahitaankooda way ku kala duwan yihiin qaar waxaa jira waqti aad u dheer u baahan.

  Si kastaba ha ahaatee waxaa waajib kugu ah inaad ka fogaato siigada diintaada iyo caafimaadkaagaba dhib ayay u keenaysaa.

 

1- Weakening of the eyes, the person who increases the amount of the eyelids will experience the weakness of his eyes and less distant vision.

2- It becomes a severe bone and skin rash because it removes nutrients from the body every time it ejaculates.

3- Endless anxiety feels that the person is guilty of people who cannot even approach people well every time they are open to grief.

4- It reduces the amount of pain and action that a person who is more likely to do so cannot hide as desired.

5- A person who is lazy is unable to do his job well in his body feels broken.

6. The hair loss of the person when the hair is too much. The man’s hair is rich in proteins that are good for the beauty of the body.

7- The skin of the tree becomes sensitive and cannot withstand touching and it will also become swollen and damaged.

8- Overstrusion causes damage to the veins of the male’s genitals, which cause blood from the heart to cause the plant to stand or rise. If these veins are damaged, the man’s plant cannot stand properly.

9- The person who gets a lot of pain causes the disease of yahya. The person becomes a person who is not confident in himself thinks that what he does in the bathroom is known to people so he feels a lump.

10- The person who increases the ejaculate takes away the sudden ejaculate and this is caused by the skin of the genitals which becomes very sensitive and cannot withstand touching as soon as the water is leaking out.

 

Exit mobile version