Siigada koriinka jirka ma joojisaa

Su’aasha:

Asc wllo waxaan ahay wiil 16jir ah waxaan waday siigada ilaa hal sano 24 hrs ba waxaan siigaystaa 5 jeer dr waxyaabaha aan isku Arkay waxaa kamid

1 caatonimo Ama dhuubni

2 waxaan isku Arkay inaan diciifo Ama ay lafahaygu daciifan jidhkayguna yaraado

3 waxaan isku Arkay indherer kaygu istaago oo dadkii Aan isdherer leekayn iga dheeradaan

Siigado lafaha Ama jidhka qofka may yaraysaa?

Siigadu dhererka qofka may joojisaa?

Siigadu caatonimo makeenta?

Jawaab wacan dr waanad mahadsan tahay

Siigada koriinka jirka ma joojisaa
Siigada koriinka jirka ma joojisaa

Jawaabta:

Sida aad sheegtay biyaha intaas jeer aad iska saarayso waxay u keenayaan jirka dhibaatooyin badan wax badan ayaa kaa qaldamaya, koriinka jirka wuxuu ka dhashaa cuntada qofka uu cunayo, cuntada marka jirka ay gasho qofka hadduu iska saarayo waa qasab in jirkiisa isbaddalo, marka vitaminada kala duwan cuntada laga helo haddii qofka uu wax badan siigaysanayo oo biyaha iska saarayo jirkiisa aad buu u daciifaa.

Waxaa xal kuu ah inaad iska joojiso, waliba dhibka nafsiga ayaa ka daran kuu imaan doono marka aad guursato.

In badan ayaan ka hadlay dhibaatada ay siigada jirka u keento webka daruur ka dhex raadi:  https://daruur.com//?s

Sidoo kale waxaan ka hadlay sida looga soo kabsado.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More