Siigada dhererka qofka miyay joojisaa

Su’aasha:

Siigada dhererka qofka miyay joojisaa Mahadsanid wllo

Siigada dhererka qofka miyay joojisaa
Siigada dhererka qofka miyay joojisaa

Jawaabta:

Qofka marka uu soo korayo jirkiisa wuxuu u baahan yahay vitamiino kala duwan iyo nafaqo badan siduu usoo koro, hadduu siigo barto asoo yar waxaa laga yaabaa inay saamayso koritaankiisa ama dhererka ama awoodda jirka, dhakhaatiir badan ayaa arintaas baaritaan ku ogaaday, ilmaha 12 sano jirka markay siigo bilaabaan ilaa 20-ka ay wadaan, saameys weyn ayay siigada ku yeelanaysaa jirka, maxaayeelay xiligaas waa xilga qofka dhismayo xagga lafaha iyo murqaha marka waxaa laga rabaa ilmaha in laga ilaaliyo, guud ahaan siigada in laga fogaado gaar ahaan xiligan, waxaa kaloo jirta qofka marka uu soo qaangaarayo kacsigiisa aad buu u badan yahay, waxaa laga yabaa maalin kaste inuu siigaysto, qaar waxayba siigaystaan maalintii dhowr jeer, marka qofka sidaas sameeya shaki kama taagna jirkiisa inuu dhib weyn usoo jiidayo.

 

Siigada mental illness and brain miyay keentaa

Su’aal ku saabsan qofka gacanta biyaha isaga keeno

 

ومن جملة أن أول ما يقع الكسر ينبغي أن يلطف التدبير ويبرد وربما احتجت أن تفصد لئلا يحدث الورم ولا ينبغي أن يشد الورم شدا يوجع من أول الأمر فإذا أمنت الورم زدت في الشد. وإذا كان بعد خمسة عشر يوما وأخذ العظم ينجبر فاجعل الأغذية غليظة لزجة ولا تجعلها غير لزجة لأن ذلك الدشبد المتولد مما لا لزوجة له ينكسر سريعا فيعود الكسر. لي هذه هي الترمس والأشياء القابضة وأما ذلك الغليظ اللزج فمثل الأكارع والبطون والهريسة والشراب الغليظ

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More