Riyada indhaha oo nabaro iiga Soo baxay

Su’aasha:

Asc waxaan ku riyooday riyo gaaban oo indhaheyga nabaro kasoo baxay Labada gees maxaa lagu fasiraa.

Riyada indhaha oo nabaro iiga Soo baxay
Riyada indhaha oo nabaro iiga Soo baxay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dambi iyo macsiya iyo amardiid, qofkii ku riyoodo asoo indhihiisa nabro leh waxay tilmaamaysaa taas dambiyada uu galayo, haddii aad dambiyo galayso iska jir ka towbad keen haddii aadan dambi ku jirin iska ilaali, riyada waa digniin.

Sidoo kale nabraha isha waxay tilmaamayaan akhlaaq xun iyo ka fogaanshaha daacada sido kale jirro iyo faqri qofka uu gali doono.

Balbalka indhaha maxaa keeno maxaana daawo u ah

The dream indicates sin, blasphemy, and disobedience. A person who dreams of having sore eyes indicates that he is committing sins. If you are committing sins, be careful and repent. If you are not guilty, avoid them. The dream is a warning.
Also, sore eyes indicate bad morals and avoiding honesty, as well as illness and poverty that the person will suffer.

Halkan ka daawo riyada ilinta indhaha

Leave a Reply