Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta

Su’aasha:

Asc bahda daruuro wll talo idinka rawaa waxaa laygu ilaystay tintayda mar quraanka laysaaro qof dumara iga hadla dhibata i haysata waxaa weeye markaan quraan ka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta markan quraanka joojiyo waa istaagee lkn hada markaan tukanayo xita jirkaa i gariiraya quraan aad baan u aqriyaa markaan aqrinayo jidhkayga dabaa kasoo boodaya madaaxa culaysaa iga saran wll ilataliya.

Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta
Markaan quraanka aqrinaayo madax ayaa i ruxmaya ilaa feeraha garbaha luqunta

Jawaabta:

Waxaad isku daaweysaa aayadaha sixirka iyo laga akhristo inshaa Allaah waad ka raysan doontaa.

Qoraalladan oo ku qoran webka Daruur ka akhriso arrintaas wixii ku saabsan:

  1. Aayadaha lagu daaweeyo isha iyo sixirka
  2. Sixirka sidee lagu gartaa
  3. Daawada sixirka iyo isha oo ugu fiican

 

You will cure yourself with the verses of magic and the verses that are read, God willing, you will be cured.

Read these articles on the Daruur website about this:

Verses that treat the evil eye and magic

How to recognize magic

The best medicine for magic and the evil eye

Leave a Reply