Dhibkay u geysato siigada jirka qofka guud ahaan

Dhibkay u geysato siigada jirka qofka guud ahaan

Su’aasha:

Dr su aashan su aal lamida waan waayay dr walaahi dhalinyaro badan ayaa rabta dr sifiican uga hadal waan Arkay qaar shabahaya lakiin kuma qancin dr sifiican iigu jawaab su aashan Anigoo kaliya maaha Aniga iyo dadkalaa sugayna walaahi dr sifiican iigu jawaab thnkz

Asc dr waxaan ahay qof 17 jir ah waxaan kuwaydiin lahaa dr maalinkasta ama 24 saac waxaan siigaystaa sadexjeer dr cuntadana sifiican ayaan uqaata markaa dr nafaqo daro makala kulmi karaa ama caato nimo

Dr sidoo kale waxaan kuwaydiin lahaa dr siigada dhererka qofka miyay joo jisaa oo waa lahubaa 100% sidoo kale dr 3jeer saameyn maku yeela naysaa dherer kayga jawaab wcn dr thanks.

Dhibkay u geysato siigada jirka qofka guud ahaan
Dhibkay u geysato siigada jirka qofka guud ahaan

Jawaabta:

Adaan rabin inaad ka baarto webka su’aalaha horay looga jawaabay, waan kuusoo koobayaa jawaabta:

Siigada si kaste qofka way saamaysaa xataa hadduu cunayo cuntada ugu fiican maxaayeelay siigada nafta qofka ayay niyadjab ku riddaa qofka marka uu siigaysto yaxyax iyo xishood ayuu galayaa taas saameys ayay ku yeelanaysaa caafimaadkiisa, sidoo kale jirkiisa iyo xubintiisa, waxaa kuu sii dheer adoo da’ yar dhibaatooyinka kale ay keento.

Xalkaaga wuxuu ku jiraa inaad iska joojiso siigada,  su’aasha qaybta  kale  halkan ka ka akhriso:

Waxaan filayaa su’aashanna adiga inaad soo qortay:

Waxaad ogaataa qofkii soo weyddiiyo su’aal horay looga jawaabay inaan looga jawaabaynin taas la soco, xataa hadday riyo tahay oon faahfaahsanayn, laakin hadday riyada faahfaahsan tahay oo qofka arkay hadduu sheegayo wuxuu yahay iyo qaabka uu ku arkay siyaado ayay wadataa markaas waa laga jawaabayaa.

You do not want to search the web for the questions that have already been answered, I will summarize the answer for you:
However, masturbation affects a person even if they eat the best food because masturbation in the person’s soul makes the person feel depressed when he gives it to the person and goes into shame and this affects his health, as well as his body and limbs, and you are even more likely to be younger than other problems it causes.
Your solution is to stop masturbation, read the question in the other section here:

You know that the person who asks a question that has already been answered will not be answered, even if it is a dream that is not detailed, but if the dream is detailed and the person who saw it says what it is and the way he saw it, then it will be answered.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More