Asc walal waan ku salaamay waxan raba in Riyaadan la ii fasiiro Xaaskeyga waxay ku riiyootay anaga oo sariirta wada jiifna inan geeska aan aniga jiifa aan Dab ka shiiday marka ay i weydiisay waxan dabka u shiiday waan ku qoslay. Marka walal maxay noqon karta Fasiirkeeda Xaaskeyga shalay safar ka imaday.
Jawaabta:
dabka saan sheegnay waa arsaaq wanaagsan siiba marka uu arko qofka xaaska leh, sidoo kale marka uu yahay dabka wax aan burbur wadanin.