Site icon Daruur درور

Waxan ku riyooday pistoolo markii sedaxaad

Su’aasha:

Asc gudomiye:k waran xalada sxbow waxan Ku riyooday pistolo marki sadaxaad mar waxan Ku riyooday ayadoo mirir ah jajaban an dhulka Ka qaday qasnadan Ka baxshay qasnada xita wa ajajabnayd laba rasad camal Aya Ku jirtay oo maar ah an madoban Mel Ayan Ku qariyay qorigi kadibna waxan Ku riyooday mid kale oo ayana pistolo arkay nin Hindi ah e wax ibinaya e dlivergarenaaya shukulato ooo ay u xurneed pistolad an islaha ama laga siibta niman ag maraynay Ayan Ka firinayay madama u alaab uu iibinaayo waday dadki wa agmarayn Asna wa is Baxay xalay waxan Ku riyooday nin Pakistan ah oo aan shiidaal Ka soo gadan jiray oo oo meel Kula wada jiray Niman kale o pakistan ah e Mel Qol alwaax ee sareyo camal Ku Jira ana an la jiro oo aan Ku iri wan baxaya kadibna cabsi ayay darmen ana waxan Siiyay pistolo waxaan pistolada u dhiibey kii aan shidaal Ka iibsanjiray ninkii qorigi ayuuqabtay Qasnada ayuu Ka bixiyay rasaas baana Ku jirto kadibna nin Asna Pakistan ahaa oo la socday ama gacan yarahiisa ah ayuuu dhiibay pistolada qasnadina jeebka ayuu gashtay xoga si qalad u dhicin cml Hadi lo bahdona la isticmalo ana wan Ka tagay waa intas pistolo ahaan

Waxan ku riyooday pistoolo markii sedaxaad
Waxan ku riyooday pistoolo markii sedaxaad

Jawaabta:

SCW saaxiib, riyada marka lasoo duuduubo waxay tilmaamaysaa inay halis jirto oo lagaa rabo inaad iska ilaaliso dadka xunxun ama tuugada, inkastoo laga fahmayo inaad ka guulaysan doonto wixii kaa soo hor baxayo bistoolada ayaa wadata dhowr macne awood iyo ka hortag laga hortagayo mashaakilka.

Exit mobile version