Site icon Daruur درور

Waxan ku riyooday gabadh an asxaab nahay iyo gabadh kale oo saxibteed iyo mid kale aan garaneyn

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday gabadh an asxaab nahay iyo gabadh kale oo saxibteed iyo mid kale aan garaneyn oo albabka ii fadhiya wan la hadlay waxa dhahay midi saxibtey ehed 4taada dolar wankuso cilinaa muku raaci karo hooyo aya bixi rabto ani ma bixi karo hoyo aya u shegay raac aye i dhahde gabadhi xafeda uso labtay waxan arkay iido xanaqsan waxa dhahay wan ku racaa wey iga jesatay anigi wan qancinay wey is adkese laabta ayaan giliye markas aye rali noqotay hadane guriga kuso labte anigo dhar aan xirto radsanayo go’yaal aya agteya yaalay jilbab io niqaab ayan ishaartay waxa arke gabdhihii oo baxay bac dhar aye ka tagen meel ayan dhigay wllkey ayan weydiye xaga aye ku ciyaaroyan ayu i dhahay ane isoo wac ayan dhahay. Intas kidib wanba toosay. Jazakaallh.

Waxan ku riyooday gabadh an asxaab nahay iyo gabadh kale oo saxibteed iyo mid kale aan garaneyn
Waxan ku riyooday gabadh an asxaab nahay iyo gabadh kale oo saxibteed iyo mid kale aan garaneyn

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in adiga iyo gabadha saaxiibtaada aad wax isku qabsanaysaan oo adigana aad noqonayso qof aan mowqif ku taagnayn oo isbadbadalayso, riyada waxay tilmaamaysaa xiriirka idinka dhexeeya adiga iyo dadkaas inuusan ahayn mid toosan.

Exit mobile version