Site icon Daruur درور

Waxan ku riyooday bistoolo duq ah

Su’aasha:

Asc gudomiye waxan Ku riyooday qori bistolo duq ah oo jajaban dhulka Ayaan Ka qaday waxan fiiriyay inaysan shaqayneyn waxan fiiriyay Inay rasaas wadato waxa Ku jiray labo xabo camal balsa xabadaha way ficnayen Mel laab ah Ayan galiyay anigo korayo mel

Waxan ku riyooday bistoolo duq ah
Waxan ku riyooday bistoolo duq ah

Jawaabta:

Waxaad u dhowaatay inaad xalliso mashaakilka aad ku jrto, helitaanka bistoolada wuxuu tilmaamayaa inaad ka adkaan doonto wixii dhib ah ku haysta ama wixii xalin u baahan inaad xalliso waa riyo guud ahaan fiican.

Exit mobile version