Site icon Daruur درور

Waxan Ku Riyoday Madaxwaynaha Ruushka Buutin

Waxan Ku Riyoday Madaxwaynaha Ruushka Buutin

Su’aasha:

ASC gudomiye wan Ku slaamayaa : Waxaan Ku riyoday madaxweynaha Rushka oo an arkay Misana Wu jifay madaxweynaha Wu jiifaa camal Wana arka inu jifanayo fananad cad iyo surreal brown ah buu watay waxana la jifey dad kale.

Waxan Ku Riyoday Madax Waynaha Ruushka
Waxan Ku Riyoday Madax Waynaha Ruushka

Jawaabta:

Gudoomiye waan kaa qaaday, riyadan waxay tilmaamaysaa inaad jago heli doontid ama aad noqon doontid nin wax hogaaminayo waliba inaad gaari doonto waxa aad ku howlan tahay, madaxweynaha marka riyo lagu arko taas ayay tilmaamaysaa.
Madaxweynaha Ruushka Buutin wuxuu matalayaa dowlad xoog badan oo maanta Maraykanka la tartamayso, waliba Butin ayaa lagu tiriyaa madaxweyneyaasha ugu kartida badan ee ruushka soo maray oo waxaa la dhahaa midowga Sovyet markuu burburay 1991 dunida hal meel ayaa laga hagayay waana Maraykanka, laakin marka uu Buutin qabsaday xukunka dalkaas sanadkii 1999 awoodda ruusha way soo noqotay haddana waad u jeeddaa Yurubta oo dhan ayaa ka baqayso ruushka siiba arrimaha la xiriira Ukraine, sidoo kale ruusha wuxuu bilaabay inuu Faransa kala wareego Afrika.
Marka riyada wax weyn ayay wadataa waxaa kaloo ay tilmaamaysaa xaalka madaxweynaha dalkaas oo inuusan ka walwalsanayn arrinta hadda ka jirta Ukraine oo uu kalsooni ka qabo go’aannadiisa.

Riyo anigoo hilmaamaya safarkeyga

I have taken you from the chairman, this dream indicates that you will get a position or become a leader and you will achieve what you are doing.

Russian President Boutin represents a powerful government that competes with the United States today,

and Boutin is considered one of the most talented presidents in Russia and it is said that when the Soviet Union collapsed in 1991,

the world was guided by one place and that is the United States, but when Boutin took over the rule of that country in 1999,

the power of Russia has returned and now you are facing the whole of Europe is afraid of Russia because of the issues related to Ukraine,

also Russia has started to take over France from Africa. When the dream has something big,

it also indicates the situation of the president of the country who is not worried about the current situation in Ukraine and is confident in his decisions.

 

Riyada Taajka

Exit mobile version