Waxan ku riyoday anigoo gabar qurux badan aanan garanayn habsiinaayo
Su'aalaha
Su’aasha:
Ok ASC gudomiye waxan Ku riyoday anigoo gabar qurux badan aanan garanayn habsiinaayo nin Aya INA ah joogay mana ahayn arinkale wayna Iska faraxsanayd waxay Ila ekeed qof school EY ah.
Jawaabta:
Qofka ku riyoodo gabar qurux badan iyadoo ay qoorgalainayso ama habsiinayso waxaa lagu fasiraa inuu goor dhow gabar guursan doono, sidoo kale inuu nolol fiican heli doono aduunyo ay gacantiisa soo gali doonto oona uu dareemi doono deganaan iyo xasilooni riyada waa riyo fiican oo bishaaro ah.