Waxan ku riyodaa hoyadey oo wax haleyneyso anigana aan saxayo
Su'aalaha
Su’aasha:
Asc. Walaal mudo dhoor sana waxaa igu soo noqnoqda riyo hooyadey wax ayey haleyneey anigane waan saxayaa marka aan aad ilaahey u baryo ayaan arkaa riydaas iyo marka aan nin shukaansado thanks huno.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbalka guurkaaga waxaa lagaaga digayaa inaad guursato nin aan kuu qalmin oo aad ka shallayn doontid markaad guursato, marka ku dadaal inaad guursato qof wanaagsan oo akhlaaq iyo diin leh oo aan ku dulminaynin, waxaa laga yaabaa hooyadaada inay nin kugu dari rabto oo adiga aadan rabina kuuna fiicnayn ninkaas inaad nolol la wadaagto, xataa haddii hooyadaada aan arintaas kuu sheegin.