Site icon Daruur درور

Waxaan kuriyoday anoo gurigayga fadhiyo oo sooman

Waxaan kuriyoday anoo gurigayga fadhiyo oo sooman

Riyada:

Asc sheekhow waxad ii Soo fasirtaa anigoo joga gurigayga soomanahay nin Marti ahne uu fadhiyo balse ninkaad magaranyo lkn sheekh buu u ekaa oo tusbax ayuu watay caruurtii ayaa agtayda kuyicarayay kadib caruurtii ayaan idhi aabo xagaas ku ciyaara kadib bananka ayaan u Soo baxay waxaan arkay cirkii oo qurux badan cadeediina ay gudliiqa dhigtay sii dhacayso waxaan idhi afurkii baa dhow ee noo diyaariya xaaskaygune uur bay leedahay hadii khayr leedahay ii Soo fasir inshaallaah

Waxaan kuriyoday anoo gurigayga fadhiyo oo sooman
Waxaan kuriyoday anoo gurigayga fadhiyo oo sooman

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa dhib hadduu jiro inaad ka bixi doonto oo aad heli doonto wax aad ku farxayso

Waa riyo wanaagsan.

 

Riyada ramadaanka ama soonka halkan ka daawo iyadoo faahfaahsan

 

The dream indicates if there is a problem that you will leave and find something to rejoice in

It’s a good dream

Exit mobile version