Site icon Daruur درور

Waxaan Ku riyooday waysa qaad

Su’aasha:

Waxan Ku riyooday anigoo wayso qaadanayo si in uu qof biyaha I haayo ama ishubayo ana an weysa qaadanayo

Waxaan Ku riyooday waysa qaad
Waxaan Ku riyooday waysa qaad

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad towbad keeni doonto oo Alle dambiga kaa dhaafi doono oo aad Alle ku xirnaan doonto riyada waysada waa riyo aad u fiican oo bishaaro u ah qofka muslinka , guud ahaan qofka muslinka waxaa laga rabaa mar walba inuu u towbad keeno Alle.

Exit mobile version