Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday gabar an aqaano anigoo bigri jibinaayo

Su’aasha:

Asc asxaabta dhamaan/salaan kadib/waxaan ku riyooday gabar an aqaano anigoo bigri jibinaayo Hadane la seexanayo xoogaa yar mexee tahay riyadaas.

Waxaan ku riyooday gabar an aqaano anigoo bigri jibinaayo
Waxaan ku riyooday gabar an aqaano anigoo bigri jibinaayo

Jawaabta:

Waxay tilmaamaysaa riyada inaad heli doonto nolol cusub oo farxad leh waxaana kuu furmi doono albaabada arsaaqda haddaad tahay qof ganacsade ribix badan ayaad heli doontaa ganacsiga waad ku guulaysan doontaa, bikaarada waxay astaan u tahay wax bilow ah aan lagaaga horaynin, qofka marka uu guursado gabar bikro ah waxay ka dhigan tahay in gabadhaas aan looga horreynin.

Exit mobile version