Waxaan ku riyooday bahal madoow oo buuran sida doofaar caml
Su'aalaha
Su’aasha:
Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday ani io walaashey yar oo suuqa adi rabno albaabka markan furnay waxa arkay bahal madoow oo buuran sida doofaar caml wijigane waraabe cml u eg lkn ka buuran gabar diriskena aya aragte wey ka carartay ane albabka aya ka xiray madaxa ayu kasoo taagtay albabka dhinacisa hooyo aya biyo ku shubtay madaxa ayu kor u qaday sida inu biyaha radinayo cml ane waxan is dhahay waxan wa riyo micnahedane waxa waye gabadhan walasha eh kaligeed suuqa ha u dirin galabtii dad aya jiro ilaashanaayo. inta kidib wanba kacay .waa riyada dhexdeda ayan isku fisirayaa! Jasakallah.
Jawaabta:
Riyada waa digniin waxaa lagaaga digayaa dad cadow ah oo qarsoon oo idinku maqan waxa madow waa wax isqarinaya oo xumaan idinla maagan marka taxdar ka qab dadka qaar iyo meelaha qaar.