Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday anoo meel socda waxa iga horyimid 3 caruur

Su’aasha:

Wll waxaan ku riyooday anoo meel socda waxa iga horyimid 3 caruura oo ku qiyaasay dadooda12 10 iyo 8 waxayna kala ahaayeen 2 wii iyo gabar waxayna igu lahaayeen hooyo waa naga soo daahday xagee ku daahday aad baana isugu faraxsnay waxay ku cel celinayeen hooyo wa naga soo daahday
Waxaana ahay gabar mudo reerleh aana waxba dhalin Maxay noqon kartaaa wll

Waxaan ku riyooday anoo meel socda waxa iga horyimid 3 caruur
Waxaan ku riyooday anoo meel socda waxa iga horyimid 3 caruur

Jawaabta:

Riyada khayr ayay wadataa inshaa Allaah mustaqbalka ilmo ayaad heli doontaa, hooyada ay sheegayaan caruurta waxay tilmaamaysaa adiga oo ka daahday dhalmada laakin inshaa Allaah waad ku farxi doontaa dhalmada kuu imaan doonto.

Waxaa kaloo ay noqon kartaa war farxad leh inuu kusoo gaari doono.

Exit mobile version