Waxaan ku riyooday anigoo sii galaya school primary aan dhigan jiray

Waxaan ku riyooday anigoo sii galaya school primary aan dhigan jiray

Riyada:

Asc sheekh waxaan ku riyooday anigoo sii galayq school primary aan dhigan jiray Inan albaaka taagan igu leh habsan ayaad tahay ana aan leeyahay waqtigii maa la bedalay Haa waxaan galay class kii aan ku dhigan jiray bari hore waxa lagu qurxiyay class decoration madaw iyo casaan waxa ii dhigaya xiisad tafsiir ah maclinkaygii soomaliga oo si fican wax u dhigaya ana leh sidan la iguuma dhigi jirin barigaan class 8 ahaa macalinku wuu iska dansanaa class eegay waxan leyahy miisaski maxa qatay

Waxaan ku riyooday anigoo sii galayq school primary aan dhigan jiray

Waxaan ku riyooday anigoo sii galaya school primary aan dhigan jiray
Waxaan ku riyooday anigoo sii galaya school primary aan dhigan jiray

 

 

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin waqti hore kugu dambaysay inaad war cusub ka heli doonto.

Waxaa kaloo dhici karta qof aad garan jirtay inaad la kulanto.

Riyada waxay tilmaamaysaa guud ahaan  wax la xiriira noloshaada waaqgii hore.

 

Riyada macallinka halkan ka daawo 

 

The dream describes something that happened too early for you to get new news.

It can also happen with someone you knew to meet.

Dreaming describes generally something related to your life in the past.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More