Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday aniga oo meel xero ku jira qoyskeyga ka fog

Su’aasha:

Waxaan ku riyooday aniga oo meel xero ku jira qoyskeyga ka fog aan isku dayaayo in aan kabaxsado meeshas Kadib ninka meesha masuulka ka ah aan la hadlayo anaana laaluush isku fahmeyno 200$ ayaan siinayaa kadib aniga ayaa si dhuumasho la igu soo deynayaa riyada dhaxdeydane waxaan kusii arkey aniga oo wiil yar wada oo kafikirya cunugaas sidaan ubadbaadin lahaa cunug aan aqaano ma aheyn lkn meelkasto aan aadayo waa aan wadey iifasira fadlan

Waxaan ku riyoodAy aniga oo meel xero ku jira qoyskeyga ka fog
Waxaan ku riyoodAy aniga oo meel xero ku jira qoyskeyga ka fog

Jawaabta:

Riyada waa khayr iyo bishaaro arrimo aad ka fikiraysay ayaa kuu hirgalaya sidoo kale waxaad ka badbaadaysaa arrin dhib kugu haysay, riyada waxay tilmaamaysaa badbaado iyo samatabax, waxaa kaloo laga fahmayaa inaad heli doonto farxad iyo guud.

Exit mobile version