Site icon Daruur درور

Waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar

Su’aasha:

Asc wll xalay waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar ay habaryartay dhashay waliba afka ayaa iska dhuuqaynay dhebteeda ayaan ku jiifay markaasna waxaan umalaynayaa in dhiiga caadada ay qabtay oo dhiig ayaa iiga soo uraayay dhabteeda
Habaryartayna ayada arinka way ka xumeed oo way diidaysay lkn gabdha way igu qanacsanayd gabdhahana waxay joogtaa dibada riyadaas maxay noqon kartaa.

Waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar
Waxaan ku riyooday aniga oo jacayl la sameenaya gabar

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa gabadha inay guur u baahan tahay oo guur ay rabto laakin hooyadeeda kuma waafaqsana inay hadda guursato, waxaana dhici karta qof qaraabadeeda inay rabto sida riyada laga fahmayo, waxaana laga yaabaa adiga ama qof kale inuu yahay midka ay rabto.

Exit mobile version