Site icon Daruur درور

Waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay

Waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay

Riyada:

Asc sheikh waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay mar anigoo bus 🚌 ka so dagay asagoo buska hortiisa taagan 2 marna gurigeyga joogo marna guriga hooyaday asago weyseysanaya oo hilib maraqiisa ku weyseysanaya oo aan aniga ugu shushubayo

Waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay
Waxaan 4 jeer ku riyooday nin aan habar wadaag nahay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa xiriir wacan iyo nolol barwaaqo leh

ninkaas waxay badan tahay inuu helayo hanti wuxuu noqonayaa qof nolol fiican ku jiro

Weysada maraqa ayaana laga fahmayaa fasirkaas.

Riyada weysada halkan ka daawo

 

The dream indicates a good relationship and a prosperous life

The man is likely to acquire wealth and will become a person with a good life

The washing by the soup is understood from this interpretation.

Exit mobile version