Wasiirka Howlaha guud iyo dhaqanka Soomaaliyeed Daruur 6 years ago Ing Saalax Sheekh oo ahaa wasiirka howlaha guud ayaa asaasay xisbi lagu magacaabo xisbiga Tiir. Ing. Saalax wuxuu ka mid yahay dadka daacadka u ah dalka Soomaaliyeed. Wasiirka Howlaha guud iyo dhaqanka Soomaaliyeed waxaa la sheegay inuu si fiican u hormariyay wasaaradda Howlaha guud intuu wasiirka ka ahaa. waa yar yahay qof masuul soomaali ah sidaas sameyn kara.