Site icon Daruur درور

Trump oo ka hadlay weerarka Masjidka New Zealand

Weerarka foosha xumaa caalamka si weyn ayuu ugu faafay.

Trump oo ka hadlay weerarka Masjidka New Zealand
Trump oo ka hadlay weerarka Masjidka New Zealand

Hadda wax yar kahor madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa barta Twitter ku qoray hadalkan:

Wuxuu yiri:

Tacsi kulul iyo rajo fiican ayaan u dirayaa shacabka reer New Zealand, kaddib dilkii argagaxa ahaa ee ka dhacay masaajidya, waxaa ku dhintay 49 oo rayid ah, dad badanna dhaawac daran ayaa kasoo gaaray, America waxay garab joogtaa New Zealand si wax kaste aan ugu qabano oo aan awoodno, Ilaahay dhamaan ha barakeeyo.

 

waxaa la sheegay ninka dilka gaeystay inuu aad uga dambeeyay Trump.

Dad badan ayaa hadalkan ka xanaaqay oo u arkay inuu jeesjees yahay.

tacsiyo uma dirin dadka muslimiinta wuxuu u diray shacabka New Zealand.

Exit mobile version