Site icon Daruur درور

Tafsiirka Suuradda Alfaatixa

Tafsiirka Suuradda Alfaatixa

Suuradda koowaad: Alfaatixa

 

 

1 Magaca Ilaahay ayaan ku bilaabayaa, naxariis guud iyo mid gaarba leh بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ 1
2 Mahad oo dhan waxaa iska leh Ilaahay, oo ah rabbiga uumanka. الْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ 2
3 Naxariis guud iyo mid gaarba leh الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ 3
4 Boqorka Maalinta abaalmarinta. مَالِكِ يَوْمِ الدِّينِ 4
5 Adiga uun baan ku caabudaynaa, adiga uun baanna ku kaalmaysanaynaa. إِيَّاكَ نَعْبُدُ وَإِيَّاكَ نَسْتَعِينُ 5
6 Ee nagu hanuuni jidka toosan. اهْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَقِيمَ 6
7 Jidka kuwa aad u nicmaysay, aan ahayn  kuwa aad u carootay, iyo kuwa dhunsanba. صِرَاطَ الَّذِينَ أَنْعَمْتَ عَلَيْهِمْ غَيْرِ الْمَغْضُوبِ عَلَيْهِمْ وَلَا الضَّالِّينَ 7

 

 

Exit mobile version