Taleefanka ugu adag caalamka DOOGEE S40
Taleefanka ugu adag caalamka S40
Taleefanka lagu magacaabo DOOGEE S40 oo ay samaysay shirkadda DOOGEE ayaa ah taleefan loo sameeyay qaab adag wuxuu u adkeysan karaa wax walbo xitaa hadduu gaari kor maro ma jabayo sidoo kale haddii biyo la dhexgaliyo xitaa wax masoo gaarayo, maxaa yeelay dhaladiisa waa Cоrning Gоrilla Glаss 4 sidoo kale balaastik ayaa laga sameeyay oo xoog leh.
Taleefankan qiimihiisa waa 99.9 dollar
Muuqalkan daawo



Mobilekan waa noqon doona midka ugu faafidda badanb maxaayeelay dadka aad bay rabaan mobile aan jabin