Naagaha dunida ma xuurulcayn baa laga dhigayaa aakhiro

Su’aasha: Waxaan rabey inaad igaga jawaabtaan Gabdhaha Aduunyada joogo ee aakhiro janada gali doono xuural ceyn miyey noqonayaan ma nin koodi uun baaa la raaxeysan doona mise niman kale haduu ninku Ahlu jano yahay Jawaabta: Naagta adduunka ku nool oo jannada gasho Xaaladdeeda waa afar xaaladood middood: 1- naagta dhimatay oo aan guursanin iyo naagtii […]
