Markaan joojiyay sigada xanaaq ayan isku arkay maxaa xal u ah

Markaan joojiyay sigada xanaaq ayan isku arkay maxaa xal u ah

Markaan joojiyay sigada xanaaq ayan isku arkay maxaa xal u ah Su’aasha: Asc wllaha sharafta leh waxaan ahy wiil soomaliyeed oo da’diisu tahay 23 xaas malihi lkn waxa aan gabi ahaanba ka takhalusay cadoynka xun xun sida siigaysiga ama dawashada aflaamta xun xun muddo aad u badan waxa ii bilowmay awood in aan isbedel dareemo […]