Jacinda Ardern RW New Zealand oo Xadiis daliilsatay

Jacinda Ardern RW New Zealand

Jacinda Ardern RW New Zealand oo Xadiis daliilsatay RW New Zealand oo si fiican uga qaadatay kaalin wanaagsan dhacdada ku qabsatay New Zealand muslimiinta jimcaha lasoo dhaafay. Khudbadda iyo aadaanka ayaa laga faafiyay talafiishanka iyo idaacadda. sidoo kale waxay samaysay waxyaalo badan oo muslimiinta dalkaas farxad galiyay, Jacinda Ardern oo xijaab saaratay madaxa, waxyaalahan oo […]

Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday

Haweeney caddaan ah oo Quraanka la dhacday

Islaamka oo maanta dad badan ay raadinayaan, markastoo weerar lagu qaado waxaa soo galaya diinta islaamka dad badan,  9/11/ marka maraykanka ay dhacday waxaa soo islaamay dad badan oo aan ogeyn inay jirto diinta islaamka. weerarada dambe ee labada masjid dalka New Zealand waxay keeneen dad badan inay diinta islaamka soo raadiyaan.   Haweeney caddaan […]

Abwaanad Roodo Af Jano oo sheegtay qabiilka sida loo adeegsado

Abwaanad Roodo Af Jano oo sheegtay qabiilka sida loo adeegsado

Soomaalida waxay isku haystaan wax laga soo tagay, waxaas oo ah in qabyaalad laysku dagaalo, aduunka waxaad arkaysaa ummado ka kooban intaas koomiyad oo ku kala hadlo afaf kala duwan haddana nabd kuwada nool. Roodo Af jano oo ah Wadaniya Soomaaliyeed waxay si fiican uga hadashay Kalmadtilmaamayso macne dan weyn laga leeyahay oo Baryahaan Danbe […]

Wiilka qaabka uu ugu ukunta nin Islaamika caayay Video

Wiilka qaabka uu ugu ukunta nin Islaamika caayay Video

Ninkan oo islaamka meel uga dhacay. marka muslimiinta lagu laayay New Zealand. wuxuu yiri islaamka ayaa sabab u ah waxyaalaha ka dhaco dalalka reer galbeedka. isagoo aad u dhaliilay qabilitaanka dadka msulinka ah. islmarkii wiil yar ayaa ukun madaxa kaga dhuftay. wiilka ayuu isagana gaaracay. daawo muuqaalka:         Wilkan oo iska dhigay […]

Sheekh Soomaaliyeed oo Ilhaan Cumar ka difaacay Carabta

Sheekh Soomaaliyeed oo Ilhaan Cumar ka difaacay Carabta

Warar baa waxay sheegeen in dowladda Sacuudiga iyo midda Imaaraadka ay weerar ku hayaan gabadha soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ilhaan Cumar oo noqotay xildhibaanad maraykan. waxay afllagaaddeeyeen ilhan waxay ku sheegeen inay tahay addoon sidoo kale dadka soomaaliyeed inay yihiin addoomo. tasoo ka caraysiisay Sheekh Xasan Daheeye oo jawaab kulul siiyay maxamed bin Salmaan iyo […]