Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks

Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange aasaasaha WikiLeaks Booliska dalka UK oo qabtay Julian Assange. Julian Assange wuxuu dhashay; 3 July 1971. waa qof Australian. waa qof ah computer programmer. wuxuu ahaa qof ku dheereeya hacking. wuxuu bilaabay  inuu hacking sameeyo 1987. wuxuuna adeegsan jiray magacan: Mendax waa ninka asaasay WikiLeaks. WikiLeaks wax badan […]

RW Xasan Cali Kheyre iyo John Bolton maxay ka wada hadleen?

Xasan Cali Khayre iyo ohn Bolton

RW Soomaaliya Xasan Cali Kheyre wuxuu l kulmay taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. sidan ayuu kusoo qoray barta Facebook Waxaan kulan la qaatay la taliyaha amniga Qaranka Dowlada Mareykanka John Bolton. Waxaan ka wada hadalnay horumarka ay Soomaaliya ka sameyneyso soo kabashada dhaqaalaha, dib-u-habeynta hay’adaha amniga iyo sida uu Mareykanku u joogtayn lahaa […]

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan

Ilhan omar

Ilhan Omar iyo Donald Trump loollan furan Maalmahan waxaa isku dheggan madaxweynaha maraykanka Donald Trump iyo Ilhan Omar. sida la og yahay Trump wuxuu neceb yahay dadka qoxootiga kasoo jeeda dalalka Africa. taariikhda Trump waxay ku slaysan tahay cunsuriyad. waxaa la ogyahay shirkadaha ay lahaayeen cidda uu ka dhashay Trump  in qof madow loo oggalaan […]

George W Bush oo qoxootiga difaacay

George W Bush oo qoxootiga difaacay

George W Bush wuxuu ka mid yahay xisbiga Jamhuuri ama Repoblic, Bush oo hadda 72 sano jir ah ayaa soo noqday madaxweynihii 43-aad ee Mareykanka waxaana uu xilka hayay intii u dhaxeysay sannadihii 2001-dii ilaa 2009-kii. wuxuu aad u difaacay dadka qoxootiga ama soo galootiga dalka maraykanka. Bush wuxuu yiri: Xoxootiga waa naxariis loo baahan […]

Nin Caddaan oo Muslimiinta la saftay

Nin Caddaan oo Muslimiinta la saftay

Dad badan caddaan ah oo aan muslin ahayn ayaa ka xanaaqay falka foosha xumaa u sameeyay gaalkii caddaa. nin u dhashay dalka Ingiriiska ayaa wuxuu la istaagay tabeele lagu qoray “My friends, I will guard the door during your prayers.” ” Saaxiibayaal  waxaan ilaan doonaa albaabka  marka aad salaadda ku jirtaan” Gaal kasta moodo marka […]

Booliska USA iyo Yurub oo arrin fiican ku dhaqaaqay

Booliska reer galbeed

Nacaybka muslimiinta oo sii kordhaya, siiba xagjirka caddaan xaggooda. falka argagixisada shalay dhacay ayaa laga baqayaa inuu meelo kale ka dhaco. booliska wadamada qaarkooda ayaa waxay bilaabeen inay ilaaliyaan masaajidda wadamada reer galbeedka ka dhisan. islamarkii ayaa boolis la geeyay masaajidda qaarkooda oo ka ilaalinaya dadka xagjirka gaalada oo raba inay msulimiinta kasoo saaraan. ninka […]