Sawirada Xasan Sheekh iyo Erdogan waayawaayo

Sawirada Xasan Sheekh iyo Erdogan waayawaayo Madaxweynihii Soomaaliya oo Farmaajo ka horreeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo furaya garoonka dayuuradaha markii ay Turkiga dhiseen. Sawirada waxaa ka muuqda madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo kaalin weyn ka qaatay caawimaadda dalka soomaaliya. Turkey oo si fiican u qaabishay Guuleed wiilka diyaaradda sameeyay Pictures of Hassan Sheikh and […]
Turkiga iyo Carabta tartanka ay soomaali ugu jiraan

Dowladda Turkiga oo ugu deeqday soomaali gawaari sida la og yahay dowladda Turkiga waaa dowladda kaliya usoo damqatay soomaali marka ay dhulka taallay dowladaha carabta hadda isku sheegaya inay soomaali caawinayaan waxay ku raaxaysan jireen dhibka soomaalida haystay dowladda Qatar waa tii diidday baasaboorka soomaali soomaalida waxay ku gali jireen baasaboor itoobiyaan sidoo kale dowladda […]
Wiil Soomaaliyeed iyo familkiisa sawirro lala dhacay faafiyay

Wiil Soomaaliyeed iyo familkiisa sawirro lalal dhacay faafiyay Xiriirka Soomaali iyo Turkey ma aha mid yar, dowladda Turkiga waa dowladda kaliya soomaali garab istaagtay marka dowlado badan oo ay carab ka mid yihiin ku farxay jabka iyo dhibka sooomali qabsaday. wiil dhalinyar ah ayaa sameeyay arrin uu ku cabbirayo qiimaha uu u hayo dalka Turkey. […]
Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar

Khayre oo si kulul loogu soo dhoweeyay xarunta Turkey ee Xamar RW Soomaaliya Xasn Cali Khayre oo tagay xereda ciidanka lagu tababbaro goobta Turkey ay xarunta u tahay ee Soomaaliya. sawirada laga soo qaaday qaabka loo soo dhoweeyay halkan ka arag: Xiriirka soomaali iyo Turkey aad buu u fiican yahay. dawldao badan carab ah ayaa […]
Abshir Taatiko oo safaaradda Turkey ee Muqdisho lagu qaabilay

Abshir Taatiko oo safaaradda Turkey ee Muqdisho lagu qaabilay Safaaradda Turkiga Somaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweysay Abshir Taatiko oo ah wiilka gacantiisa ku sawiray madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan. waxay barta Facebook kusoo qoreen: Glad to host talented young aged Somali artist, Abshir Taatiko who painted the love and respect of Somali people […]
Wiilka soomaaliyeed Sawiray MD Turkey Erdogan

Wiil soomaaliyeed oo sawir gacameed yaab leh ka sameeyay MD Turkey Erdogan iyo masuuliin kale. sawirka ayaa ah mid loo maleeyo in Camera lagu sawiray. sawirka wiilka wuxuu u adeegsaday qalabka caadiga oo lagu sawiro sawirada gacmeed. Marka laga hadlo farshannimada waa arrin dadka ay ku kala duwan yihiin dad waxaa jira dad maskax u […]
Erdogan oo furay isbitaalka ugu weyn Yurub

Madaxweynaha turkey oo furey isbitaalka ugu weyn Yurub ahna midka seddexaad caalamka, waxaa lagu dhisay isbitaalkan magaalada Ankara ee dalka Turkey. waxaa dhex taalla isbitaalkan 3633 siriir iyo 131 qol oo qalliin loogu talagalay, iyo 904 rug caafimaad. isbitaalkan wuxuu qaabili karaa maalin walba 30,000 bukaan iyo 8000 amarjansi ah. sidoo kale waxaa lagu sameeyay […]
