Niyada hadday gabar iisoo gasho sidaas aan ku biyabaxo ma siigo baa

Su’aasha: Asc walaal hadaan niyeysto anoo wasmo sameynaya oo aan sidaas ku biyo boxo anigoon wax siigo ah sameyn xukunkeedu muxuu yahay? Niyad ahaan gabar anoo u galmoonayo hadaan ku fekero oo ay sidaas biyaha iiga yimaadaan anoo wax siigo ah sameyn ma dambi baa?. Jawaabta: Niyadda labo ayaan u qaadaynaa mid oo adoon rabin […]
Siigada qofka haduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa

Siigada qofka haduu joojiyo sidii hore ma noqon karaa Su’aasha: Sigada maxay ku keni karta qof ka jira da.ad 22 jir hadu jojiyo isagoo 22 jir ah sigadi hore u sigeysan jiray ma dhib bay u keni kartaaa. Jawaabta: Qofka waxaa laga rabaa inuu iska joojiyo, hadduu joojiyo siigada muddo kaddib way dhici kartaa inay […]
Shaambada oo lagu daliigo xubinta taranka maxay u keeni kartaa

Shaambada oo lagu daliigo xubinta taranka maxay u keeni kartaa Su’aasha: Walaal hadaan Guskeyga Shaambo ku daliigo waxaan isku arkaa wax yar ka dib xanuun xitaa markaan kaadinaayo wey i gubeysaa. Jawaabta: Sida la og yahay shaambaa iyo saabuunta waxay ka samaysan yihiin wayaabo kiimiki ah, waxay keeni karaan xasaasiyad marka ay gaarahaa gudaha jirka […]
Siigada joogtada loo sameeyo iyo tan halka mar

Su’aasha: Walaal, waxaan rabaa su’aashan iiga jawaabtid, Siigada joogtada loo sameeyo iyo siigada isbuuciiba mar la sameeyo tee qasaaro badan maxaase laga dhaxli karaa. Jawaabta: Ninka marka uu siigaysanayo wuxuu ka saarayaa jirkiisa biyaha manida, marka haddii uu iska badiyo waad garan kartaa dhibka kasoo gaarayo biyahaas badan ka baxayo maalin walba, laakin marka uu […]
Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto

Siigada maxaa lagu joojiyaa siiba qofka u barto Su’aasha: Asc walaalaha Mareegta Daruur waad salaamantihiin waxaa su’aal idiin soo weydiiyey wiil aan saaxibo nahay, wuxuu ka cabanayaa balwada la xiriirta caadada sirta ama ku istiiminta gacanta qofkiisa, wuxuu iisheegay inuu dhowr bilood ka hor uu arintaan bilaabay wuxuuna i dhahay mar walba saaxiibow hadaan isku […]
Sida caadada xun looga soo kabsado

Sida caadada xun looga soo kabsado Waxaa la dhahaa arrimaha ay fiican tahay qofka inuu jirkiisa ugu dadaalo يمكن عناية الجسم بالأمور التالية: 1- التغذية الجيدة 2- أخذ قسط من الراحة 3- الابتعاد عن الأمور التي تؤدي إلى التوتر 1- cunto fiican 2- nasasho 3- in laga fogaado waxyaalaha walwalka keena Dhalinyarada qaar naftooda waxay […]
8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karto

8 Waxyaalood Raganimada kaa burburin karto Raganimada ma aha wax sahlan, waa wax qaali ah, raganimada waxaa laga wadaa hadda awoodda galmada ama qancinta naagtaada aad ku qancin karto raaxada sariirta. Sideed arrin ninka raganimada ka burburiso oo caafimaadka jirkiisana dhib u keento iyo daawada raga Dhakhaatiirta waxay sheegeen siddeed waxyaalood oo ay dadka qaar […]
