Xaaskayga oo nin kale la shekayisan jirtay mudo 2 sano ila taliya

Xaaskayga oo nin kale la shekayisan jirtay mudo 2 sano ila taliya Su’aasha: Su’aashayidu waxa weeyan gabadha xaaskayigo anigo qabo ayey ninkale ku baratay wa la ifuray sii ay xirir ula yeelato ninka kale marka mudo 2 ba sano aye xirir la lahayid marka xaaskayigu mudada 2da sano e ninka kale lasheekayisanasay suurta gal may […]
Cudurka raga dumarka aan guur u bandhigi karin

Su’aasha: Walaal waxaan rabaa oonku hamiyey sanadkan inaan guursado hadana sidaas ay tahay dhanka la haasaawida iyo xod xodoshada dumarka iskuma wanaagsanin oo waanka xishoodaa marka sidee arintaas iigu fududaan kartaa. Jawaabta: Taas waxaa la dhihi karaa waa cudur nafsi ah, raga ka baqa inay dumar usoo bandhigaan arrimo guur la xiriira. Guur haddaad diyaar […]
Khiyaanada shukaansiga sidee lagu garan karaa

Khiyaanada shukaansiga sidee lagu garan karaa Su’aasha: Ninka marka uu beenta kuu sheegayo sidee lagu ogaan karaa mar mar waxad arkaysaa hadalo isdhaafasan ayuu ku hadlaa wuxuu ku dhaha adiga ayaan ku jeclahay hadalka noocas ah been inu yahay ama jecel beenta maxa lagu ogaan kara ila taliya qof been kugu dhaqayo maloo sabri kara. […]
Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday

Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday Muritada waxay tiraahdaa: “إذا بنيت بيتك على الكذب فإن الصدق سيهدمه” “Haddaad ku dhisto gurigaaga been runta ayaa ka dumin doonta” Beenta raga ay dumarka u sheegaan oo daahsoon dhibka ay keento. Qiso yaab badan oo tilmaamaysa raga sidey haweenka beenta ugu cabbaan. Waxaa la sheegay nin ayaa […]
Shukaansiga qaldan iyo kan toosan

Shukaansiga qaldan iyo kan toosan Shukaansi waa maxay? marka hore Shukaansi waxaa laga wadaa naag aad mustaqbal guur ka leedahay inaad la hadasho Dadka qaar qalad ayay galaan marka ay rabaan naag inay shukaansadaan Waxay sameeyaan waxyaalo diinta khilaafsan oo ay reebtay, Waxaa ka mid ah. 1- Inuu la galo khalwo oo ah meel aan […]
Gabar ayaan video xun ka qaaday sideen uga towbad keenaa

Gabar ayaan video xun ka qaaday sideen uga towbad keenaa Su’aasha: Gabar ayaan is baranay si daran ayay ii jeclaatay online ayaan ku shekaysan jirnay waxan ka codsay inay isoo dirto video iyadoo qaawan sidoomkale sawiro, wayna ii sameysay mudo kadib waan nacay waana ka tagay waxay u sheegay guur inan diyaar u ahayn, kadib […]
Shukaansiga ma xaaraan baa

Shukaansiga ma xaaraan baa Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado shukaansiga xaaran inuu yahay iyo in kale, dad badan ayaan ka maqlay iyagoo dhahayo shukaansiga dumarka diinta ma oggola hadaba maxaa la dhihi karaa arinkaas. Jawaabta: Inta aanan ka jawaabin su’aashaada marka hore waa inaan keexnaa shukaansiga waa maxay? Shukaansiga waxaa laga wadaa haweeney aad guursan […]
