Sheeko yaab leh dameer iyo waraabe oo arrin isku qabsaday

Dameer iyo waraabe ayaa dooday waxay ku doodeen midabka cowska, waa sheeko gaaban yaab badan leh. Dameerka wuxuu yiri: midka cowska waa jaalle. Waraabaha wuxuu yiri: maya waa cagaar. aad ayay u doodeen wayna is fahmi waayeen. waxay u tageen boqorka duurka oo aha libaax. mid kaste wuxuu libaaxa u bandhigay hadlka uu dhahay. Libaaxa […]
Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay

Naag qurux badan oo nacas ah iyo ninkeeda dood dhexmartay Nin ayaa rabay xaaskiisa inuu ka xanaajiyo. wuxuu ku yiri: waxaan la yaabanahay adoo sidan u qurux badan haddana waxaad tahay naag nacas ah. oo caqligeeda aad u yar yahay. Waxay ku tiri: Ilaahay wuxuu iga dhigay gabar qurxoon si aan kuusoo jiito oo aad […]
Habar waayeel oo tuug si yaab leh u qabatay

Nin tuug ayaa habeen layl ah wuxuu soo galay guri, qolka ayuu galay waxaa jiiftay habar waayeel ah, habartii marka uu tuugga u yimid wuxuu arkay iyadoo soo jeedda, markaas ayay ku tiri waxaan lasoo jeedaa riyo naxdin leh ayaan arkay adigana waxaad u eg tahay qof wanaagsan tuuganimada danta ayaa kugu kaliftay, ee jijimahan […]
Nin naagtiisa dabin ku riday qiso khayaali ah

A husband asks his wife questions that he put her in a permanent silence Nin ayaa xaaskiisa talo ka raadsaday wuxuu ku yiri: maxaad kula talin lahayd qof hadduu mashruuc sameeyo oo marshuurcii ku fashilmo waxay tiri: mashruuc kale ayuu tijaabinayaa mashruucii hore wuu ka tagaa, wuxuu ku yiri: ka waran haddii mashruuca hore uu […]
