Qofka siduu isbadal Ku sameyn karaa

Su’aasha: Asc dhamman bahda daruur waan idiin salaamey salaan kadib waxaan ahay wiil dhalinyaro ah waxaan doonaya inaan isbadal Ku sameyn nolosheyda sidee midaas iigu suurta galeysa. Jawaabta: Isbadalka waa wax loo baahan yahay, qofka waa inuu naftiisa toosiyaa taasna waxay ku imaan kartaa labo arrimood: Tan koowaad: qofka muslinka inuu ka fikiro aakhiro iyo […]
Cadho badan ayaan dareemaa markaan joogo shaqada

Su’aasha: Waxaan Ahay Qof Cadho Badan Waliba Markaan Joogo Goobta Aan Kashaqeeyo Meesha Aan Ka Shaqeeyo Waa Musqul(Suuli) Markaan ka Tago Meesha Aan Ka Shqeeyo Cadhadu Way iga Tagtaa Hadana Markaan Kusoo Noqdo Cadhadu Way Igu Soo Noqotaa Markaa Miyaan Iskaga Tagaa Talo Izii Dr Jawaabta: Haddii aad dareentay sidaas waxaa kuu fiican inaad ka […]
Qofka sidee buu ku gaaraa guusha nolosha

Su’aasha: Sideen ku noqon karaa quf ka guuleysta noloshan Asbaabaha iisheega waxaa tihiin sxbka aan wax walbo weydiiyo. Jawaabta: Nolosha adduunyada saafi ma aha dhib iyo dheefba way wadataa, laakin qofka raba inuu nolosha ka guulaysto waa qofka Ilaahay ka baqa oo ku dadaala wixii naftiisa iyo ehelkiisa wax u taraya, qofka aan waqti iska […]
Hanti sida lagu heli karo farriimo muhiim ah

Su’aasha: Asc Waxaan rabey inaa talo isiisaan waxaan ahay quf jecel inuu Gawaari yeesho Guri gato hadane dhalinyara ah aan shaqi fcn haysanin ilaa iyo hadda kama fikirin Goormaa guursanee waxaan ka fikiraa wax aduunyo uun marka ilataliya markaan isdhaho goormaa guursanee nafsadeyda kama heleyso ereygaas oo hanti iyo maal ayey rabtaa sideen ku xakameeyaa. […]
Shaqada xaaraanta ah intey ku geyn kartaa

Xalaasha in la quuto ma aha wax caadi iska ah waa wax waajib ah, qofka waxaa laga rabaa inuu cuno xoolo xalaal ah sidoo kale inuu ka dhigo shaqadiisa mid xalaal ah. Maxaayeelay haddii aad cunto xoolo xaaraan ah ducadaada lama aqbalayo maalinta aakhirana naar ayaa laga yaabaa in Ilaahay ku galiyo. Shaqada xaaraanta ah […]
Riyada shaqada laga daahayo maxay tahay

Su’aasha: Asc wlllo waxan xalay ku riiyooday anoo shaqada ka daahay oo xilli late time ah tagay marka fasirka riiyada shaqada laga daahay maxay noqon karta. Jawaabta: Riyada ka daahidda shaqada waxay tilmaamaysaa inay jiraan waxyaalo kaa reebaya inaad gaarto dantaada. Sidoo kale waxay tilmaamaysaa inay kusoo foodsaaran yihiin arrimo saamays ku yeelanaya shaqada aad […]
Aayadaha quraanka farsamada gacanta tilmaamay

Qofka marka uu shaqeysanayo sharaf ayuu ku leeyahay dunida, qofka shaxaadka ku nool wax qiime uu dadka agtooda ku leeyahay lama arko, sidaa awgeed islaamka meel weyn ayuu dhigay shaqada, qofka muslinka waxaa laga rabaa inuu noqdo qof shaqaysanayo oo aan shaxaad dadka weyddiisanayn. Diinta islaamka waxay ku boorrisay shaqada iyo waxsoosaarka, quraanka wuxuu tilmaamay […]
