Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo

Sida ay diinta amartay oo qoyska lagula dhaqmo Diinta islaamka waa diin ku dadaashay dhismaha qoyska iyo ilaalinta guriga, qaabab badan ayay u ilaalisay familka iyo xaaska iyo ubadka, maanta qofka marka uu ku dadaalo diinta waxa ay fartay wuu liibaanayaa. Wanaaga laga helo biilka qoyskaaga iyo qaraabadaada lama soo koobi karo nusuus ayaa kusoo […]
Samafalka meesha uu qofka geeyo

Samafalka meesha uu qofka geeyo Axaadiistan oo halkan aan ku sheegayno waxay tilmaamayaan samafalka qiimaha uu ku leeyahay diinta Islaamka. Axaadiis badan ayaa kusoo aroortay samaflka sidoo kale quraanka ayaa lagu sheegay nabiga SCW wuxuu yiri: (اتَّقوا اللَّهَ في هذهِ البَهائمِ المعجَمةِ ، فاركَبوها صالِحةً ، وَاتْرُكُوهَا صَالحةً) (Alle kaga baqa xoolahan aan hadlin, fuula […]
Albaabada khayrka sahlan oo xadiiska lagu sheegay

Waxaa jira waddooyin badan loo mari karo khayrka iyo ajirka, diinta islaamka waa diin aad u sahlan, qofka muslinka siyaabo badan ayuu ku heli karaa wanaag iyo camal suuban iyo ajir. Xadiiskan kaliya haddaad ku dhaqanto wax badan ayaad helaysaa oo ajir ah: Waxaa jira albaabo badan oo khayrku leeyahay nabiga SCW ayaa noo […]
Xadiiska dadka muslinka jacayl ku dhex abuuraya

Xadiiska dadka muslinka jacayl ku dhex abuuraya Xadiiskan wuxuu ka mid yahay axaadiista aadka ugu saameyn badan xagga bulshada iyo in dadka wax loo taro, haddii dadka ay ku dhaqmi lahaayeen xadiiskan lama arkeen labo qof is neceb, wuxuu yiri rasuulka (SCW): (أَحَبُّ النَّاسِ إِلَى اللَّهِ أَنْفَعَهُمْ لِلنَّاسِ ، وَأَحَبُّ الْأَعْمَالِ إِلَى اللَّهِ سُرُورٍ […]
Islaamka iyo himada sare

Islaamka iyo himada sare Himada sare waxay ka mid tahay waxyaalaha diinta islaamka ay ku boorrisay dadka, qof inuu meel sare ka fikiro, dadkana wax u qabto intuu aduunka joogo. wuxuu leeyahay rasuuulka (SCW): (فَإِذَا سَأَلْتُمُ اللَّهَ فَسَلُوهُ الفِرْدَوْسَ ؛ فَإِنَّهُ أَوْسَطُ الجَنَّةِ ، وَأَعْلَى الجَنَّةِ ، وَفَوْقَهُ عَرْشُ الرَّحْمَنِ ، وَمِنْهُ تَفَجَّرُ أَنْهَارُ الجَنَّةِ) […]
Deynta oo layska cafiyo ajarka laga helo

Deynta oo layska cafiyo ajarka laga helo Qofka marka aad wax deemiso oo ay ku adag tahay inuu deynta gudo waxaa habboon inaad ka fududeyso ama inaad u dhaafto hadaad ka maarmi karto lacagta aad ku leedahay ajir weyn ayaa laga helayaa arrinkaas axaadiis iyo aayado ayaa tilmaamaya wuxuu yiri Alle: (وَإِنْ كَانَ ذُو عُسْرَةٍ […]
Mas’uuliyadda kaa saaran ehelkaaga iyo dadka kale

Mas’uuliyadda kaa saaran ehelkaaga iyo dadka kale Qofka mas’uuliyad weyn ayaa ka saaran ehelkiisa iyo qaraabadiisa iyo deriskiisa iyo dadka uu la dhaqmo, waxaa laga rabaa inuu munkarka ka reebo wanaaggana faro, sidoo kale dadka dhibanna inuu wax u qabto, masaakiinta inuu u kaalmeeyo, danyarta inuu garab istaago. Midda ugu horraysa waa inuu camalkaaga suuban […]
