Waxaan kuriyoday xeeb blue ah oo aad u qurux badan anigoo dawanaya

Waxaan kuriyoday xeeb blue ah oo aad u qurux badan anigoo dawanaya Riyada: Waxa ii fasirtaa sheikh waxaan kuriyoday xeeb blue ah oo aad u qurux badan anigoo dawanaya aadna u jeclesanaya jawiga iyo necawga xeebta aadna u faraxsan. Fasirka Riyada waxay tilmaamaysaa farxad badan aad heli doonto. Waxaad ka helaysaa siday u badan tahay […]
