Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay

Su’aasha: asc wll ifasir riyadan Waxan ku riyodey walashey 5 jira oon xanbaarsanahay gacantana waxan ku sitey cunto bisil oon laha weynu cuneynaa kadib wa socdey cabar socdey geedba i qabsadey wan dhibtoodey kadib hablo mesha joogay ba iga furfurey kadib sidiban socodki isakaga watey walasheydi an xamnbarsana ma isu bedeshey inanyaro qurux badsn marada […]
Maxaa lagu fasiraa riyada imtaxaanka (exam)

Maxaa lagu fasiraa riyada imtaxaanka (exam) Su’aasha: asc wll waxa ii fasirtan waxn ku riyodey aniga iyo walashey anigo imtixan isku diyarineyna inan so galno kadib saacadiii ba naga dhacdey walashey kulaha dhaqso wan habsamne kadib sacadi wey naga dhacdey an gali laheyn exam kadib waxn laha waxn galaynaa kuwa galika danbe sacada arkayey waxay […]
Riyada gabar ido ilaalinayso iyadoo ilmo siddo

Su’aasha: Teeda kale hooyo aya iyana ku riyoota Walashey oo meel banaan eh ido ku ilalineso lax yar aye kaso qadate mel ayena ku xirate waxena aragte walashey oo ilmo yar sida markasey dhahde intan oo shaqo miye isku qaba karta weena so wadate marke so bixi rabte buur aye noqotay wadadii Jawaabta: Riyadan waxay […]
Riyada gabar oranaysa walaashey nolol islama qaadan oo ooyeysa

Su’aasha: Riyo kale aya arke anigo dawanayo video yaranteydi eh oo dhahayo walashey nolol islama soo qaadan hadane waxan arke sawiro anigoo aroos eh walashey wan ka wayay dhaman sawiradi waan ooye markas ayan sujuday anigo u ducena inu ilahey dhibatada ka saro walashey. Marti aya ii jogte maraq baradho ayey hooyo wax ku siisay.. […]
Riyada walaasha oo looga digayo naag ay la nooshahay

Su’aasha: Asc sheikh sanadkan waxan arka ine riyooyinkeygu ey soo badanayaan tasi maxey tahay aya les dhihi karaa jazakaallh . Xaley ayan ku riyoday walashey oo mudo badan ana is arkin aya ii tima waxan dhahay naagtaas qiyaanadeeda qiyaanadeeda goorme fahmi doontaa wax ey ku reebatay maleh nagtaas waa mida ey la nooshahay wey ooysay […]
Riyada qoorgalinta gabadha walaasha ah

Su’aasha: Assalamu allaykum MR Waxaan Ku riyooday anigoo Gabar walashay ah hab siiyay iyo Gabar kale oo South Africa Ku aqanay oo aan ahayn Somali oo ag fadhiday. Jawaabta: Riyada qofka marka uu hab siinayo walaashiisa waxay tilmaamaysaa inuu yahay qof garab istaagi doono oo wax siin doono oo u kaalmayn doono, waa riyo fiican […]
Riyada habeen bar idinkoo meel u socda

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday ani iyo walaashey iyo gabar ay dhashay oo habeen bar aan u socono guriga hooyadeen markaas iyaga baabuur ayay koreen anaa ka haray waxaana arkay walaashey kale oo i leh meeshan dhawaa daganahay sidii aan ku raacay oo aan gurigooda ku bartay ka dib waxaan is aragnay wadaadka qaba koley […]
