Nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta

Nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta

Su’aasha: Asc, nin wuxuu arkay hooyadiisa oo u dhiibeysa tuunji saxara iyo kaadi ku jirta ay leedahay qaad soo daadi ,,Ninka waa nin wax dhalay weeye, tuunjiga waa kii yaraa weeye ee caruurta istecmaala , wuuna ka qaaday hooyadii tuunjiga , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu faraha kala bixi doono arrimo dhib […]