Riyada xaditaanka moobeelka maxay tahay

Riyada xaditaanka moobeelka maxay tahay

Riyada xaditaanka moobeelka maxay tahay Su’aasha: Wiil saaxibo nahay ayaa waxa uu ku riyoodey asiga oo mobilkiisa laga xadaayo marka riyadaas maxaa lagu fasirikaraaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa ninkaas in dad ay ka daba shaqaynayaan oo ay rabaan sirtiisa in la ogaado waayo taleefanka gacanya wuxuu astaan u yahay sirta qofka, marka riyada waa digiin […]

Riyada rag hubaysan oo weerar meel kusoo qaadaya

Riyada rag hubaysan oo weerar meel kusoo qaadaya

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey xaley Anigoo jooga goobta shaqada waxaana iiyimid niman aan wanaagsaneyn qoryo wata balse Aniga aan idileyn lkn badeecda meesha taal ayey xabad ku dhufanayeen anigane indhaha ayaan ka fiirsanayey ma hadli karin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dad inay jiraan noloshaada soo gali raba oo aan wanaag kula rabi waa dad cadow […]