Riyada tuug laga cararayo kadib la duulayo

Riyada tuug laga cararayo kadib la duulayo

Su’aasha: Asc waxan kuriyoday ano gurigeyga nin tuuga kuwaregsanayo markan baxmagay wa isocersaday asago ihanjabaya Ana wan dulay o samada ukacay meldhexe ayan dulayay Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto cadow dhib kula maagan kadib inaad heer sare gaari doonto, riyada duulimaadda waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa inaad meel sare gaari […]

Riyada dad badan oo xoog guriga kusoo galaya

Riyada dad badan oo xoog guriga kusoo galaya

Su’aasha: Waxaan ku riyooday dad fara badan oo ii soo galay ano Waliba albaabka ku xiraya xoog iigu soo galay Dariska an u tagay si ay ii caawwiyaan intaan ku maqnaaa bay lacag iga xadeen waana dadka dadka guryaha ka daga wa bilaahi towfiiq Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad la kulmi doonto dhibaato iyo mashaakil […]

Waxan ku riyooday anoo tuugo i cayrsanayso

Waxan ku riyooday anoo tuugo i cayrsanayso

Su’aasha: asc wr wb walalaha ad baad u mahad san tihiin shaqada aad bulshada u hsysaan waxaan ku riyooday gabar walaashay dhashay baan suuqa isku raacnay hooyaded bay suuq ku arkin way na iga hareysaa kaligay baa xaafada soo adaya tuug baa iso ceyrsanaya guri qabyo ah baan ku dhuuman wuu i wayn markaas baa […]

Riyada guri aroosa iyo tuug iyo gabar dhar khafiif wadata

Riyada guri aroosa iyo tuug iyo gabar dhar khafiif wadata

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waanad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo maqsin wayn oo aad loo qurxiyay dhex jooga gabadh aan aqaano oo ii soo gashay iyadoo dhar qafiifa xidhay galmo ayay rabtay Ana waan ka diiday waliba waxan u sheegay inan guursan rabo albaabkii qolka Kala furay wuu dhacay albaabkii oo gudaha […]

Riyada gurigoo alaab laga xadayo

Riyada gurigoo alaab laga xadayo

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo guri aad u qurux badan oo wax walba yaalaan oo aan ku arooso lahaa qolka midoo alaab badani taalay laxaday kuraas iyo alaab kale oo dadna igu soo urureen Ana waxaan lahaa iska daa habelbaa Bari aan u sheegi waxay ila ahayd […]

Riyada kursiga caaga oo la xadayo

Riyada kursiga caaga oo la xadayo

Su’aasha: Asc waxaan arkay kursiga caaga ee weyn la iga xaday , mana garanaayo qofka xaday, Waxaa kaloo arkay anoo qof aan handadaayo ,qofkana aqaano, maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagu khiyaani doono waliba qof kuu dhow inuu ku siri doono, kursiga wuxuu tilmaamaa qiimaha iyo jagada qofka uu taagan yahay marka xaditaankiisa […]

Riyada nin tuug ah oo dadka dhacayo iyo naag sixirooley

Riyada nin tuug ah oo dadka dhacayo iyo naag sixirooley

Su’aasha: Asc walalaha daruur aada umahadsantihiin Waxan ku riyooday riyo xun inago badan jidka wxu ino galay nin dadk dhacayo aniga waxan dhahy wn isk celin karna ee ku heeraara kdib dadki way cabsaden Dadk wxe waten w laga aruursaday lkn ani taas wn ka badbaaday ninki geesinimadada wn k hely ayu idhahy Wu na […]