Riyada anoo joogo timajare oo timahayga dheer laga cararay

Riyada: Asc walal waxaan ubahna fasirka riyada Ano joogo meel timo jare ah oo timaha laga jarto Marki ninki timaha jaraha aha uu damcey in uu bilaabo timo jariida uu arkay timahayga oo timo dumar oo dhaadher timahayga lagu dul xidhay Ka dib marku damcay in uu jaro timaha dumarka ee igu xidhan sidi aan […]
Waxaan ku Riyooday aniga oo timo badan leh

Su’aasha: Waxaan ku Riyooday aniga oo timo badan leh maxay ka macna tahay walal iga soo jawaab. Jawaabta: Riyada timaha dheer ama badan mar hore ayaa la fasiray halkaan ka akhriso: Riyada Timo Dhaadheer Oo Kuu Soo Baxay
