Riyada dilka jiniga maxaa lagu fasiraa

Riyada dilka jiniga maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxaan arkay anoo ka adaakay jiniyaal badan oo laayay maxay noqoneysaa riyadan? Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa in Alle uu kaa badbaadin doono shayaadiin badan oo dhib kuu geysan rabay, riyada dilka jinka waa riyo fiican oo bishaaro u ah qofka muslinka ah. Waxaa kaloo lagu fasiri karaa […]
Riyada anigoo dajaal cawar oo riyo ku kulanay

Su’aasha: Asc jazaakulahu khayr waxan ku riyooday aniga oo meel banana joogo ayaa waxaa dhinaca galbeed arkay siigo ama boodh dabayl ah oo waxaa dhexduulaya nin dadkeena ka wayn iyo dad faro badan oo aad moodo gacmihiisuu kala bixiyay in ay saaran yihiin oo duulaya anoo eegayuu hortayda kusoo dhacay oo boodhkii iyo siigadii isoo […]
Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa

Riyada lagu ooyo maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Waxaan ku riyooday anigoo ooyaya waliba oohin aan qalbiga ka dareemaayo riyadaas oo kale maxaa lagu fasiraa wll. Jawaabta: Riyada oohinta marka ay tahay dhawaaq la’aan way fiican waxaa lagu fasiraa faraj iyo badbaado, laakin marka ay tahay oohinta mid qaylo daran la socoto waxay tilmaamysaa musiibo weyn […]
Riyada culayska xabadka kaa fuulaya

Su’aasha: Waxan rabaa inad ii fasirtaan riyada uu arko qofka marka uu hurada ku laabto gaar ahaan salaad subax kadib, culays xabadka kaa fuulaya sida qof ku ceejinaya oo kale wadnahana aad baay kuu garaacmayaan riyada taas maxaa la dhihi karaa qofka wuxuu soo toosaa asoo dhidid ka socda. Jawaabta: Riyada noocaas ah waa riyo […]
Riyada nafta dhaawac u geysata

Riyada marka ay tahay mid u xun dadka qaar waxay u geysataa dhaawac nafsi ah. Riyooyinka xun xun siiba kuwa qof si kedis ku arko oo uu naxdin lasoo boodo isagoo wadnihiisa aad u shaqeynaya. Riyooyinkaas inta badan waxay la xiriiraan cabsi iyo walwal uu qofka ku sugan yahay, inta badan waxaa arko dadka naftoodiya […]
Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto

Astaamaha Riyada Shaydaanka lagu garto Riyada axaadista sida ay Sheegtay waxay ka timaadaa labo meel meesha koowaad waa xagga Ilaahay, riyadaas waa mid suuban sida axaadiista ay ku sheegtay. Waana riyo bishaaro xambaarsan, waana riyo dhab ah, ama riyo digniin ah, oo addoonka Ilaahay lagaga digayo waxyaalaha qaarkooda. Riyada kale waa midda ka timaada xagga […]
