Riyada anigoo shubmaya ama xaarka iga socdo

Riyada anigoo shubmaya ama xaarka iga socdo Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaad riyadaan ii fasirtaan riyadan ah, xaley ban waxaan ku riyooday anigoo shubmaya oo saxarada iga socoto xitaa waxaan awoodi kari waayey riyada dhexdeeda inaan musqusha gaaro. Jawaabta: Riyada shubanka badan waxay tilaamaysaa hanti xaaraan ah iyo fasahaadinta hantida, qofkii ku riyoodo isagoo shubmaya […]
