Riyada salaad iyo masjid iyo cirka oo roob xooggan kasoo da’ayo

Riyada salaad iyo masjid iyo cirka oo roob xooggan kasoo da’ayo Riyada: Walaal xalay ayaan riyooday riyaduna waxay ahayd sidan: Wakhti galab gaaban ah ayaan magaalada ka baxay anigoo raba inaan aado magaalada meel kayara baxsan lkn aan ka fogayn markaan magaaladii kabaxay ayaan arkay nin asxaabtayda iigudhaw kamid ah oo isagna igasii horreeyay ninkii […]
Riyada anoo boosteejo joogo oo salaadda casir iga tagayso

Su’aasha: Walaal xalay ayaan riyooday Riyada : waxaan joogay meel boosteejo ah oo baabuurta laga raaco waxaan usocday magaalo kale wakhtiguna wuxu ku dhawaa salaaddii maqrib. Anigoo dhexjooga basaskii oo aan wali midna fuulin ayaa waxaan soo xasuustay in salaaddii casar aanan tukanin oo waliba cudur daar la,aan ay igu dhaaftay! Kadib murugo ayaan dareemay […]
Riyada aabe oo guriga hortiisa ku tukanaya

Su’aasha: Asc waxan ku ku riyday sidan gurigaan soo galay guri wayn oo ganjeel waynleh buuna ahaa kolay gurigaas magaranayo hada lkn markaa guri an anagu lee nahaybuu ahaa baan leyahy wllkey ayaan waydiyay abo mee waxuu dhahahay salad buu tukanaya bananka markaa isagoo kanjeelka hortiisa oo banaka ah ku tukanayan arkay waxaana dhahahay maxaa […]
Waxan ku riyooday anoo masaajidka tagaya salaadi jimce

Su’aasha: Asc bahda daruur aad baan idiin salaamay salaan kadib:- Waxan ku riyooday anoo masaajidka tagaya salaadi jimce Rakcadi 1aad uu sheekhu aad u dadajiyay Kadin aan is idhi tii 2aad ka gaadh markan albaabka ka galay misaajidki een is idhu rukuucda ku gaadh ayuu dagdag ugasoo kacay rukuucdi markaasan diintisa caayay sheekhi kadib salaadi […]
Riyada anoo Ilaahay isu dhul dhigaya

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Riyadani waa wiil aan saxibo nahay xagiisa waxaan ku riyoodey anigoo socda oo magaalada ka baxaya oo illaahey la Hadlaya oo leh ilaahow nafteydaan dulmiyey adaan kuu tukan waayey adaan ku caasiyey Lakin illahow cid ma dulmin cid ma dhibaateyn dadkii wey isdulmeen sidaasaan magaalada uga baxayaa dabadeed waan daaley lug […]
Riyada qof imaam ah oo salaada ku dhadhacaayo

Su’aasha: Asc waan idin salamy darur media iyo dhaman akhristaha salan ka dib waxan ku riyoday anigoo masajidka joga kadib leygu dhahaayo kalay natuji kadib aan salda tujinayo dadka balse salada anigoo tujinayo ayaan dhadhacaya qof cabsan oo kale runtii markan quranka akhrinayo xita waan dhadhacay wana soo istagaya aniga dhan tabar xitaa ku tujiyo […]
Riyada suuratul allamtara iyo libaaxyo eeyo iga reebaya

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SALAADII SUBAX MASAAJIDKA KUSII SOCDA AYAA WAXAA IGU SOO YAACAY LIX BAHAL OO MADMADOW ANOO LUGAYNAYA WAAN KA DUL BOODAY WAY IGU SOO YAACEEN WAAN LAAGLAAGAY ADUU WAAN ISKA CELIYAY WAXAAN MAQLAY HADAL OO ILEH ILAAHAY KUGU SALIDI MOOYO WAXKAA AWOOD BADAN […]
