Riyada wadan kale in loo dhoofo

Riyada wadan kale in loo dhoofo

Su’aasha: asc walaal waxaan ku riyoodey aniga oo wadankale safarku ah oo dalki katagey hadane meeshi aan aadey aad ugu cabsanaya ciidamo iraadinayaan marki dambe ayan quf soomaali ah arkey oo aan usheegey kadib gurigiisa ayuu ugeeyey anigoo naxsan riyadaasi maxaa lagu fasirikaraa. Jawaabta: Waxaa noloshaada lasoo gudbaanaanaya sida laga fahmayo riyada xaalad cusub oo […]

Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo

Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo

Riyada hilib gowsaha lagasoo bixinayo Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ku riiyoday anoo Hilib Uu iga jiro Gawska oo iska bixinaya marka Hilibka Gawska Iska bixiyay waxan tagay Wadanka Spain. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad gali doonto dhibaato ama isbaddalo xagga noloshada ama aad khasaari doonto, riyada hilibka ilkaha ama gowsaha galaya oo lagasoo […]

Riyada safarka Maraykanka maxay noqon kartaa

Riyada safarka Maraykanka maxay noqon kartaa

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ku weydiin laha xalay waxan ku riiyoday anoo Tahriib ku tagay Wadanka Maraykanka waxana ila socday wiil aan saxiibo nahay wax diyaarad ma raacin ee waxan ku tagay lug ama socod. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono mustaqbalka, laakin waxaa ka horreeyay dhib iyo rafaad aad […]

Riyada qof magaalo kale tagay oo biyabaxay

Riyada qof magaalo kale tagay oo biyabaxay

Su’aasha: Asc wllo Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo magaalo aan aqoonin jooga haddana an biyo baxay yacni anoo galmo sameynin baan arkay biyo bax iga imaaday wax dareen ah aysan jirin. Jawaabta: Haddii si dhab ah aad u biyabaxday riyada fasir ma laha, laakin haddii riyada dhexdeeda aad ku biybaxday waxay tusinaysaa riyadaada […]

Fasirka riyada tahriibka Yurub

Fasirka riyada tahriibka Yurub

Asc wllo Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday anoo tahriibaya marka oo galay wadaamda Europe fasiirkeeda muxuu noqon kara. Jawaabta: Riyada guud ahaan waxay tilmaamaysaa isbaddal ku imaan karo noloshaada, xaalkaaga oo isu baddali doono si ka duwan sida aad hadda ku sugan tahay, marka hijrada ama safarka waa nolosha oo isbaddalaysa guud ahaan ma […]

Riyada safarka maxay noqon kartaa

Riyada safarka maxay noqon kartaa

Riyada safarka maxay noqon kartaa Su’aasha: Qofka hadduu arko asoo diyaarad fuuli rabo oo wato boorsooyin waxaa muuqata inuu dal kale u socdo riyadaas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Fasirka riyada safrka inta badan waxay noqotaa is baddal qofka xaalkiisa is baddalayo, waxaa laga yaabaa safarka inuu noqdo hanti ama guur, hadduu qofka aado meel […]