Riyada magacyo digri iyo salli sida roob usoo da’aya

Su’aasha: Asc. Walal waxn ku riyoday aniga oo dirid kagan aniga iyo gabar roob aya imanaya waxaso da aya magacyo saliga nabiga swc subxana wal xamduliha wal llaa illaha walahu akbar hadane saliga nabiga ugu dan beyay si bara ayey u qor nayn wn ku so arday waxn qab saday allah meeshi dhan waey nuurtay […]
Riyada dhagax oo cirka kasoo daadanaya

Riyada dhagax oo cirka kasoo daadanaya Riyada: Asc Waxa aan ku riyooday dhagxaan madmadow oo samada ka soo daadanaya sida roobka Maxu naqonaya fasirkeedu MAHADSANIDIN. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa meesha dhagxaantaas ay ku soo daadanayaan in ay degan yihiin dad Alle aan ka baqaynin oo xumaan samaynaya, dadkaas waxaa ku habsan doono haddaysan ka noqonin […]
Riyada roobka imaanayo biya la’aan kadib

Su’aasha: Asc waan idin salaamay bahda daruur. Waxa aan ku riyooday dhul abaar ah oo biyo la’aan darani ka jirto Oo uu roob aad u wayni isasooqabtay daqiiqado yar gudaheedna Biyuhu dhulka cadeeyeen Mahadsanidin. Jawaabta: Inshaa Allaah riyada khayr iyo barwaaqo ayay tilmaamaysaa iyo in Ilaahay naxariistiisa la heli doono, waa riyo aad u fiican […]
Riyada roob da’aayo oo biyaha daadanaya aan luga galiyay

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday roob da’aayo wiil yar wllky mel biyo kaso dadanayan ayu luguha ku dhaqanaya ane bananka aaday waxa arkay biyo badan oo kasoo baxayo masajid waa biyo nadiifsan lugaha ayan lagalay ano ku dhex ordayo jidka aya waxa kuso socde nin weyn oo gadh weyn leh albabka […]
Riyada duqa caasimada iyo hawada oo aad u qasan

Riyada duqa caasimada iyo hawada oo aad u qasan Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo maayirka caasimada oo mediayaha fariin iisoo mariyay Ana aan media yaha uga jawaabay kabacdi anigiyo maayirka oo gadhi wada saaran oo uu isagu wado oo aanu sikadis ah hawadii isu badashay oo xumaatay […]
Riyada gabar oo roob ku dhex cayaaraysa

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey aniga iyo gabadh an is naqaano hada se anan WADA jogin oo roob ku dhex ciyaaraya roobku WU da,aayey si yar lkin waxn ku dhex ciyareyny mijaroorka melaha guryashu biyaha roobka kaso datan wan qosleyny Mahadsanidi. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad farxad ku gaari doonto danta aad leedahay, waliba […]
Riyada akhriska Quraanka kariimka iyo roobka

Su’aasha: Asc sheikh wan arka jawabahada shukran allaha ku barakeyo. Xale ayan ku riyoday ano xafad aan kaso gurne jogo gaari bulug aya mel iiga muqde gariga darawal io nin kale aye ahayen waxena shegen qofke arkan ine si arxan daran gaariga u marsiin doonan ani io ilmo yar aya mel leska arkayo galne wan […]
