Fasirka riyada akhriska kalimada towxiidka

Fasirka riyada akhriska kalimada towxiidka

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyoday anoo ku dhawaqaya kalmada Towxiidka waxana riiyo ku arkay anoo aqrinaya kuna celcelinaya maxay noqon karta. deg deg iga soo jawab. Jawaabta: Walaal bishaarayso waa riyo aad u fiican, qofkii ku riyoodo asoo ku dhawaaqaya kalimada towxiidka wuxuu helayaa iimaan xoog badan sidoo kale arsaaq badan haddii uu […]

Riyada habar gaari dardarayo oo lugaha ka jarayo

Riyada habar gaari dardarayo oo lugaha ka jarayo

Su’aasha: Waxaan riyo ku arkey anigoo laami goonaayo maamo waayeel ahna igarabsocotey balse aniga aan ka hormarey iyadane lugaha gaari ka jiirey anigane ma istaagin ee waa sii socdey dhankaa iyo suuqa kadib mamo kale waayeel aheyd aanan wajigeeda garaneyn ayaa igusalaantey salaanta islaamka Asc anigane uma jawaabin oo shilkaa ayaa niyadeyda ku jirey waxaana […]

Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay

Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay

Riyada akhriska Quraanka kariimka maxay tahay Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo quran aqrinaya marka muxuu noqon kara wllo. Jawaabta: Riyada quraan akhriska   guud ahaan waa riyo fiican oo tilmaamaysa qalbiga qofka inuu iimaan ku jiro oo uuna ku xiran yahay Ilaahay sidoo kale inuu rabbigiisa u dhow yahay, waxaa kaloo […]

Waxan ku riiyooday Ninkeyga oo Masjidka Tafsiir ka aqrinaya

Waxan ku riiyooday Ninkeyga oo Masjidka Tafsiir ka aqrinaya

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday Xalay Ninkeyga oo Masjidka Quraan Tafsiir ka aqrinaya marka Fasiirkeeda muxuu noqon kara? Fadlan hadad awooda sida ugu dhaqsiyaha badan igu soo jawab. Waad Mahadsan Tahay wallo. Jawaabta: Riyadaan waxay tilmaamaysaa ninkaaga inuu ku sugnaanayo diinta oona uu noqonayo qof daacad kuu ah oo Alle ka baqaya, hadduu wanaagsanaa […]

Riyada aayadda ugu dambeysa suuratu mumtaxina

Riyada aayadda ugu dambeysa suuratu mumtaxina

Su’aasha: ASC wll waan idin salamay. Habeen ayaan ku riyooday suratul mumtahin ayada u danbaysa anu akhrinaya markaasan so bararugay iskuna dayay inaan eego micnaheeda aniga uu naxsan. Jawaabta: Culimada ruyada fasira waxay sheegeen qofkii arko asoo akhrinaya ayaad ka mid ah suraaru mumtaxina inuu ka badbaadi doono xumaan cumrigiisa marka ugu dambeya towbad inuu […]