Riyada habeen bar idinkoo meel u socda

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday ani iyo walaashey iyo gabar ay dhashay oo habeen bar aan u socono guriga hooyadeen markaas iyaga baabuur ayay koreen anaa ka haray waxaana arkay walaashey kale oo i leh meeshan dhawaa daganahay sidii aan ku raacay oo aan gurigooda ku bartay ka dib waxaan is aragnay wadaadka qaba koley […]
Isla riyadii aan hada idiinla wadaagay ayaan wax idiinka weydiinayaa

Su’aasha: Walaal habaryarta na soo booqatay riyada dhexdeeda wali iskuma aanan dhicin saasey tahayna dad is xiriiriyana ma ahayn marka taasoo kale sow macna kale ma yeelan karto. Jawaabta: Marka haddii sidaas ay tahay fasirka riyada wuxuu noqonayaa wax wanaagsan oo aan ahayn wax laga naxo, waxaa muhimsan marka qofka uu riyo soo qorayo inuu […]
Riyada dad qaraabadeena oo nala joogo

Su’aasha: Walaal waxaan riyo ku arkay Islaan habaryartay ah, oo hooyadey la ilmo adeer ah oo nala joogto iyada iyo wiil aan u maleeyey inay dhashay riyadaas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyadan waxay ku xiran tahay dadkaas xiriirkiina siduu yahay hadday yihiin dad idin xiriirinayay riyada waxay tilmaamaysaa inay idin soo dhowdahay farxad guur […]
